Akhriso Go’aano cusub oo qaarkood adag yihiin oo soo saartay Dowladda Soomaaliya

Guddiga Qaran ee ka-hortaga lacag dhaqida iyo la-dagaalanka maal-gelinta argagixisada ayaa soo saaray go’aano cusub oo ku socda shirkadaha isgaarsiinta, kuwa xawaaladaha , sariflayasaha iyo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed. Qoraal kasoo baxay guddigan ayaa shacabka Soomaaliyeed loogu jeediyay in ay ka fogaadaan tallaabo kasta oo caawin karta kooxaha argagaxisada ah, gaar ahaan lacag dhaqida iyo … Continue reading Akhriso Go’aano cusub oo qaarkood adag yihiin oo soo saartay Dowladda Soomaaliya